Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)

About the Author Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)

Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) waa gabyaa Soomaaliyeed. Waa mid kamid ah tiirarka fanka Soomaalida, waa abwaan ku caan baxay curinta Heesaha iyo Gabayada. Heesaha ugu caansan ee lagu xasuusto Hadraawi waxaa kamid ah: Baladwayn oo uu qaaday fannaanka Xasan Aadan Samatar. Hooyo oo uu qaaday Allaha u naxariistee fannaanki lagu magacaabay boqorka codka Maxamed Saleebaan Tubeec. Jacayl Dhiig Malagu Qoray oo iyadana ay qaadday Allaha u naxariistee boqoraddi codka Xaliima Khaliif Cumar Magool. Suleekha oo uu qaaday Allaha u naxariistee Fannaankii Maxamed Nuur Giriig. Iyo kuwa kale oo badan.

error: Content is protected !!