Kalyo xanuunku waa xaalad caafimaad darro oo lasoo derista binii aadamka qarkii .caafimaad darradasoo ka bilaabata kadib marka uu kudhaco caabuq infekshan ah Kalyaha iyo kaadi mareenka. Waxaa jira caduro badan oo ka dhasha Kalyo xanuunka kuwaso Ay ka mid yihiin.

·        Cudurka sonkorowga

·        Cudurka dhiig karka

·        Cudurka baawasiirka.

 Shaqooyinka ay Kalyuhu uqabtaan jirkeena waxaa ka mid ah:

·        Samaynta hoormoneska

·        Shaandhaynta dhiigga laga shaandhaynayo qashiinka

·        Soo saarista kaadida

·        Tirtirista sunta dhiigga soo raacda iyo wixii la mid ah

 Maxaa Sababa Kalyo Xanuunka?

·        Biyo kugu filaan oo aadan cabin

·        Milixda oo kubadan cuntada

·        Fitamiin yari

·        Hurdo yari

·        Hilib badan oo aad cuntid

Calaamadaha lagu garto kalyo xanuunka waxaa ka mid ah:

·        Kaadida oo isbedesha

·        Kalyaha oo barara

·        Daal inad dareento

·        Finan inay kasoo baxan maqaarka

·        Dhiig inuu kaadida sooraaco.

Waa Maxay Daawada Kalyo Xanuunka?

Waxaa jira mashiin lagu nadiifiyo Kalyaha kaaso laga yaabo inuu san 100% nadiif kaga dhigin kalyaha marka waxaa idin hayaa war farxad leh kaaso ah inuu qofku iska illaalin karo kalya xanuunka isagoo isticmaalaya cunto uu sijoogta ah uhelikaro hadaba waxaa ka mid ah Cuntooyinkas :

·        Toonta

·        Beedka cad

·        Basasha

·        Tufaaxa

·        Qaraha

Talo

Waxaa fican qofku inuu ka fakaro caafimaadkisa waxana muhiim ah inu qofku sanadki mar isasoobaro mesha uu caafimaadkisu ma rayo waxaa kalo muhiim ah inu qofku biyaha badsado ugu yaraan malintii aad cabto 2liters.

Fikirkaada Waa Muhiim