“Marka la maqlo Geeska Afrika  dadka caalamka waxaa maskaxdooda kusoo dhaca goob dagaal, qab-qablayaal dagaal, qaxooti, argagaxiso, iyo burcad-badeed, fikirkaas oo dhan qofkii bedeli lahaa waa adiga. Tuke Somalism waa meesha aad ka qaadani laheed waayo aragnimo dheeri” kusoo dhawaaw”  

Xigmada…… Tuke Somalism


                                

Bayaan Hadaf

Tuke Somalism waxaa ka go’an inay abuurto bulsho hal abuur fiican leh, inay saldhig u noqoto xalka caqabadaha & qaran ahaan loo aqoonsan yahay adeeg xirfadeed.

Bayaan Hawl

Tuke Somalism-Hawlka iyo qiyaamka shaqada waa inaan fahanaa, waxaa naga go’an inaan abuurno bulsho hal abuur fiican leh, inaan xalino caqabadaha & u shaqeyno siddii adeeg xirfadeed noolla aqoonsanaani lahaa.


Vision Statement

Tuke Somalism is committed to create a better social creative, to be source of solution challenges & nationally recognized as the professional service.

Mission Statement

Tuke Somalism-mission and value works are to understands, to commit for creating a better social creative, to solve challenges & work as recognized professional service.


“Fikirka iyo aragtida Tuke Somalism waxaa aas-aasay Cabdijabaar Sheekh Axmed. Siddoo kalena ah qof u dhaq-dhaqaaqo arrimaha bulshada, isla markaana aaminsan in marka horre bulshada la dhiso inta aan dowlad la dhisin. Tuke Somalism ayaa rajeynaayo in kor loo qaado afkaarta bulshada”


Tuke Somalism ayaa aaminsan in “Soomaalidu aqriska kuyaryahay, sawabta keentay Soomaalida meeshii shalay ay ku gubteen inay wali taaganyihiin ayaa ah ma ahan dad aqrisku iyo taariikhda la deris ah. Waana fara kutiris dadka wax aqriyo. Aqrisku waa muhiim, in qofku wax aqriyaa waa laga maarmaan, aqrisku wuxuu kobciyaa afkaarta aqriyaha, dhaqankiisa, noloshiiisa, lanoolashada bulshada, wuxuu kaloo ka dheefaa khibrada qoraaga”


 

Tuke Somalism wuxuu ka koobanyahay qeybo kalla duwan, qeyb walbo qeybo kalle ayay usii kalla balaarantahay. Waa qeybaha ugu muhiimsan ee loo aas-aasay Tuke Somalism:

Ganacsiga

  • Dhaqaalaha & Siyaasadda
  • Maamulka Ganacsiga & Suuqgeynta
  • Suuqyadda, Macaamilka & Tafaariiqda
  • Maalgelinta & Maaliyadda
  • Bangiyadda & Kaydka

 

Bulshada
  • Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya, & Dunidda
  • Arrimaha Qoyska & Horimarinta Bulshada
  • Waxbarashada, Caafimaadka & Diinta Islaamka
  • Jooji Qabyaaladda
  • Siyaasadda & Xalinta Khilafaadka
TUKE COMPANY   

  • Daraasado /Feasibility Studies
  • Xirfadda Maamulidda/Experience Management
  • Horumarinta Fikradda/Concept Development
  • Dhiseynka Adeega Cuntada /Food Service Design
  • Khibrada Magaca Dhiseyngarenta/Brand Experience Design
  • Maamulidda Mashruucyadda/ Project Management
  • Qorsheynta Kobaca Istaraatiijiga /Strategic Growth Planning
  • Suuqgeynta Moobiilada/Mobile Marketing
  • Fulinta Shaqaaleynta/Executive Recruiting

 

Buugaag/Books

  • Buugaag Bilaash ah
  • Buugaag Iib Ah

F.G: Qeybtaan waxaa lagu dhiiri gelinayaa gudiga Tuke Somalism inay noqdaan qoraayaal wax ka qora buugaag Afsoomaaliga ku baxo. Wali inay wax ka qoraan aqoonta iyo waayo aragnimada ay sitaan….


 

“Haddii aad hayso su’aallo ku saabsan arrimaha Tuke Somalism, fadlan nalla soo xariir, fikirkaadu waa muhiiim!”

info@tukesomalism.com

Website: www.tukesomalism.com

Official Facebook page: Tuke Somalism

Twitter Account: @TukeSomalism

Instagram: Tuke Somalism

Email: tukesomalism.com@gmail.com

Youtube: https://www.youtube.com/tukesomalism.com