Yuusuf Garaad

About the Author Yuusuf Garaad

Waa qoraa wax ka qora siyaasadda, diblomaasiyadda. Wuxuu aqqoon dheer u leeyahay wariye-nimada, sharciga iyo diblomaasiyada. Qoraaga wuxuu aad wax ugu qoraa taariikhda siyaasadda Soomaaliga iyo diblomaasiyadda. Wuxuu kasoo shaqeeyay BBC laanteeda afka Soomaaliga. Qoraagga wuxuu ahaan jiray wakiilka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobey xaruntiisa magaalada New York, wuxuu kaloo ahaa wasiirka arrimaha dibida ee Soomaaliya.

error: Content is protected !!