Yaxye Yaxye Amir

About the Author Yaxye Yaxye Amir

Waa qoraa ka tirsan Tuke Somalism. Wuxuu wax ka qoraa dhaqaalaha, cilmiga bulshada iyo maamulka dadweynaha. Qoraaga wuxuu cilmi gaar ah u leeyahay maamulka dadweynaha, sharciga iyo qaanuunka. Wuxuuna shahaadada heerka koowaad ee bachelor degree ka haystaa maamulka dadweynaha. Qoraaga wuxuu wax ka qoraa maamul-wanaagga, arrimaha horumarinta bulshada, dhacdooyinka ganacsiga, sida loo xallin lahaa dhibaatooyinka federaalka iyo sidda federaalka looga hirgelini lahaa Soomaaliya, illaalinta deegaanka, kordhinta xasiloonida deegaanka iyo wax walbo oo ay ku horumari karto bulshada.

error: Content is protected !!