Cabdikariin Xikmaawi

About the Author Cabdikariin Xikmaawi

Waa qoraa ka tirsan Tuke Somalism. Qoraaga waa hal-abuur tix curiye ah, waa barre dugsiyadda sarre kana dhiga suugaanta, siddoo kale waa gudoomiyaha Bahda Hal-abuurka iyo qoraalka ee Hal-qor, waa qoraha sheekaddii ahayd ”Nasiibkii Telefonka Noloshii Ka Dambaysay”. Qoraaga wuxuu wax ka qoraa qaybaha kala duwan ee nolosha bulshada, murtida iyo maahmaahyada.

error: Content is protected !!