Xabiibo Bella

About the Author Xabiibo Bella

Waa qoraa ka tirsan Tuke Somalism. Waxay wax ka qortaa Cilmiga bulshada, Maamulka iyo Hogaanka, Xalinta khilafaadka, Cilmi baarista guud, Siyaasadda, Arrimaha guud ee bulshada iyo sheekooyin faneedyo. Qoraa waa qoraa aqqoon duruqsan u leh Cilmiga bulshada, waxay heerka jaamacadda koowaad ka haysataa Cilmiga Bulshada (Sociology). Qoraaga waa qoraa aad u jecel midnimada ummada Soomaaiyeed iyo xalinta khilafaadka.

error: Content is protected !!