Usama Cismaan

About the Author Usama Cismaan

Waa qoraa ka tirsan Tuke Somalism. Wuxuu wax ka qoraa arrimaha bulshada, caafimaadka, cudurada guud, siyaasadda, dhaqaalaha taariikhda, dhacdooyinka dunidda iyo guud ahaan horumarka dadka iyo dalka. Waa qoraa cilmi gaar ah u leh caafimaadka ilkaha. Wuxuu shahaadada jaamacada ee loo yaqaano Bachelor Degree ka haystaa dhaqtarnimada Ilkaha.

error: Content is protected !!