Sahal Issaakh

About the Author Sahal Issaakh

Waa qoraa ka tirsan Tuke Somalism. Wuxuu wax ka qoraa siyaasadda, cilmiga beeraha, ganacsiga, xadgudubyada loo geysta bini'aadamka iyo horumarka bulshada Soomaaliyeed. Qoraaga wuxuu cilmi gaar ah u leeyahay caafimaadka dadweynaha iyo cilmiga beeraha. Wuxuu shahaadada jaamacadeed ee Bachelor Degree-ga ka haystaa Caafimaadka Dadweynaha.