Muzamil Cabdi Cusmaan

About the Author Muzamil Cabdi Cusmaan

Waa qoraa ka tirsan Tuke Somalism. Waa qoraa wax ku qora afka Hodonka ah ee Soomaaliga. Waxa uu wax ka qoraa arrimaha siyaasada ee mandiqada geeska Afrika iyo gudaha dalka, dhaqaalaha, amniga iyo arrimaha Bulshada. Wuxuuna taqasus u leeyahay culuumta siyaasadda, maamulka iyo Dhaqaalaha, Wuxuuna haystaa shahaadooyinka heerka koowaad ee kala ah Maamulka iyo Maareynta Dhaqaalaha iyo Amniga. Haatana waxa uu daraaso ka samynayaa maamulka istraatiijiyada heerka labaad ee jaamacada.