Miski Cabdinuur Salal

About the Author Miski Cabdinuur Salal

Miski Cabdi Nuur Salal waa qoraa ka tirsan Tuke Somalism. Waxay wax ka qortaa arrimaha bulshada, caafimaadka, dhaqanka, iyo dhiirigelinta bulshada. Waxay aad ugu xeeldheertahay qorsista afka hooyo. Sidoo kale taqasusna u leh kuliyada Umulisinimada, waxayna shahaadada heerka koowaad ee jaamacada ka haystaa kuliyada umulisinimada. Sidoo kale waxay taqasusna u leedahay kuliyada kalkaalisinimada, waxay sidoo kale shahaadada heerka koowaad ee jaamacada ka haystaa kuliyada kalkaalisinimo.