Jama Hursow

About the Author Jama Hursow

Waa qoraa katirsan Tuke Somalism. Wuxuu wax qoraa arrimaha bulshada, siyaasada, waxbarashada, taariikh-nololleedka. Qoraaga wuxuu cilmi gaar ah u leeyahay cilmiga injinaarka saadka ’’logistics”. Qoraaga waa arday ku jira diyaariska heerka koowaad ee waxbarashada jaamacada.