Irshaad Maxamed

About the Author Irshaad Maxamed

Waa qoraa ka tirsan Tuke Somalism. Wuxuu wax ka qoraa hidaha iyo dhaqanka, hal abuurka, hadalka san iyo waliba wuxuu wax ka qoraa waayo aragnimada nolosha. Qoraaga wuxuu cilmi gaar ah u leeyahay hidaha iyo dhaqanka, waliba hal abuurka ku salaysan dhaqamada Soomaaliyeed. Qoraaga wuxuu soo maray dugsiga hoose iyo dhexe. Qoraaga waa qoraa aad u jecel dadka iyo dalka Soomalaiyeed.

error: Content is protected !!