Ilhaan Ciise Maxamed

About the Author Ilhaan Ciise Maxamed

Waa qoraa ka tirsan Tuke Somalism. Waxay wax ka qortaa arimaha bulshada, dhaqanka iyo caafimaadka, waxay aad ugu xeel-dheertahay qorista afka hooyo. Sidoo kale waxay taqasusna u leedahay kuliyada kalkaalisanimada, waxay shahaadada heerka koowaad ee jamacada (bachelor degree) ka haysataa kuliyada kalkaalisanimo.