Ciise Cabdullaahi

About the Author Ciise Cabdullaahi

Waa qoraa ka tirsan Tuke Somalism. Ciise Cabdullaahi waa qoraa da’yar wuxuuna wax ka qoraa arrimaha cilmiga caafimaadka iyo arrimaha bulshada. Qoraagga ayaa cilmi gaar ah u leh caafimaadka gaar ahaan sheybaarka. Cilmiga sheybaarka wuxuu ka gaaray heerka koowaad ee bachelor degree.

error: Content is protected !!