Cabdiqani Qorane Cismaan

About the Author Cabdiqani Qorane Cismaan

Waa qoraa Ka tirsan Tuke Somalim. Waa Suxufi bartey cilmiga Saxaafadda. Waa qoraa wax ka qora arrimaha bulshada, dhaqanka iyo sooyaalka Soomaalida, taariikhda caalamka, caafimaadka iyo arrimaha diinta. Wuxuu inta badan wax ka qoraa waxyaabaha markaa taagan iyo xaaladda lagu suganyahay. Waana qoraaga buuga Tilmaan Iyo Hoggaan.

error: Content is protected !!