Cabdikhaadir Ibraahim Axmed

About the Author Cabdikhaadir Ibraahim Axmed

Waa qoraa ka tirsan Tuke Somalism. Waa qoraa qoray in kabadan 50 maqaal oo uga hadlaayo dhacdooyin siyaasadeed, mid bulsheed, dhaqan, gubaabin, gal-daloolooyin u muuqday, tabashooyin, digniino iyo wadiniyad. Qoraaga ayaa ah aqoonyahaan da’yar oo aad u falanqeeya siyaasadda dalka.

error: Content is protected !!