Cabdicasiis Sheekh Axmed

About the Author Cabdicasiis Sheekh Axmed

Waa qoraa ka tirsan Tuke Somalism. Qoraaga wuxuu cilmi gaar ah u leeyahay dhaqaalaha, wuxuu wax ka qoraa arrimaha bulshada sida dhaqanka, dhaqaalaha, siyaasada iyo waxbarashada. Qoraaga ayaa siddoo kale curiya sheeko faneedyo ku qoran Afsoomaali oo mala-awaal ah isaga oo u gudbiyo hab ku dheehan farshaxanimo taa oo u horseedo in akhristayaasha uu kuyeesho saameeyn wanaagsan.

error: Content is protected !!