Abshiro Axmed Cabdi

About the Author Abshiro Axmed Cabdi

Waa qoraa ka tirsan Tuke Somalism. Waxay aqoon u gaar ah u leedahay kuliyada kalkaaliso-nimada iyo umuliso-nimada. Qoraagga ayaa aad u jecel inay wax ka qorto cilmiga hooyada iyo dhalaanka, cilmiga nafaqada waxay tiri “Sababta aan u doortay Cilmiga Nafaqada ama cuntada ayaa ah dadka Sooomaaliyeed badan koodu ma ogo cuntada ay cunayaan faa’idadeeda iyo faa’ido daradeeda waan tan sababtay in dad badan inla jiifiyo isbitaaladda tusaalle dadka qabo Dhiig karka ama Sokorta. Waxaan rajaynayaa in aan soosaaro warbixino badan oo kahadlayo.”

error: Content is protected !!