Caqliga – Kani waa erey loo adeegsanayo sharaxaadda shaqooyinka sare ee maskaxda Aadanaha, waa awood maskaxeed oo

Aadanuhu waa jidhka iyo ruuxa, halka jidhka bini-aadanka uu ku salaysan yahay maskaxda, wadnaha iyo xubno kale,

tilmaamaysa qofka dareenkiisa.

Aadanuhu waa jidhka iyo ruuxa, halka jidhka bini-aadanka uu ku salaysan yahay maskaxda, wadnaha iyo xubno kale,

Waa maxay Maskax?

Waa xubin kamid ah xubnaha ugu muhiimsan ee bani aadamka waxaana xarun u ah madaxa qaybihisa sare waana tubooyin isku lablaban oo sida cadiin iyo dhiig isku jiro ah lakin baruur ma ahan balse waa cadiin gubad ah oo aan wada dhalaalin. Qof kasta wuu qiyasi kara balse majiro qof si sax ah ushegi kara inta ay awoodeda la egtahay iyo inta ay kaydiso.

Way fududahay in qof dhintay laqalo lana ogaado culees ahan balse mala ogaan karo shaqadeda ay qabato.

Sidoo Maskaxdu waa soo ifbaxidda fahamkayaga iyo rumeysnaanta noloshaada. Marka maskaxdu maqan tahay qofku wuxuu noqonayaa mid la haysto fikradaha kuwa kale oo raacaya, sidaas darted waxa ugu horreeya ee laga walwalaa waa maskaxda iyo horumarkeeda sida raacitaanka amaradaa Ilaah uu nagu soo dejiyey.

Fikirkaada Waa Muhiim