Habdhiska muruqa wuxu ka kooban yahay muruqyo aad u fara badan oo keena dhaqdhaqaaqa jirka oo dhan, badanaaba muruqyadu waxay ku dhisanyihiin lafaha, waxaase jiro muruqyo aanan ku dhaganeyn lafo balse ku dhagan jirka, dhaqdhaqaajiyana xubnaha ey kuyaaliin tusaalana waxaa u ah muruqyada dhaqdhaqaajiya suniyaha Isha.

Shaqada Habdhiska Muruqyada:

Muruqyada howl aad uqaayo leh ayey jirka uhaayaan waxaana kamida:

  1. Waxay keenaan dhaqdhaqaaqa jirka.

  2. Waxay qaab uyeelaan jirka oo dhan.

  3. Waxayna keenaan kul fara badan oo jirka u baahanyahay.

Nuucyada Muruqyada: 

  • Skeletal: waa murqaha lamaamuli karo sida muruqa gacanta IWM.
  • Smooth Muscle:waxaa laga helaa meelwalba uu muruq kujiro marka lagareebo muruqa wadnaha..
  • Cardiac Muscle: waa muruqa wadnaha, waana mid

Gunaanad:

  • Murqaha waxa ay ku kobcaan shaqada joogtada ah, jimicsiga iyo orodka.
  • Haddii ey jirkaaga kuyartahay macdanta kaalshiyoomta waxa kugu billaabaneyso murqo xanuun.
  • Haddii jirka ey kubadato xeerta murqaha waxa ey kamid yihiin meelaha ugu muhiimsan ee lagu daboolo xeerta, haddii aadan jimicsi samayn adiga oo cayilan waxaa kugu imaan doonta in aad dhaqaaqi weydo haba ahaato 5tallaabo.

 

Mahadsanid by Ilhaan Ciise Maxamed

Fikirkaada Waa Muhiim