In aad dhahdo “Maya” waxa ay dhistaa nolosh ,waxa ay soo saartaa awoodahaada ,  waxa ay qeeyb ka qaadataa hormarka  shaqsiyada Aadanaha .

 Dad badan ayaa la halgmaayo iyagoo leh “Maya”  , Haddii u qof  ku  weeydiisto raalli ama ballanqaad , waxa aad dareemi kartaa waajib        in ay kugu  tahay in aad dhahdo  “Haa”, xasuuso waxa aad sameeyn karto macanaheeda ma aha in loo baahan yahay.

 Ku dadaal in  in aad tixgalisid siyaaba  ugu fiican ee aad ku tiraahdo “Maya” kafeker wax-yaabahada sida xaduudahaada shaqsi ahaaneeyd. Marka aad tiraahdo “Maya”, u same hab wanaagsan oo xadidaayo xaduudahaado, marna rali haka naqo in lagu soo xadgudbo shaqisaydaada isticmaalka ereyga “ Maya” si aadan u qaadan wax aanan ku qalmeeyn , hana dareemin in aad ruux dambi ka gashay .

Kawaran haddii  adiga oo dan muhim ah leh oo qorshe  dajisaye ,qofka intuu kuu imaado uu ku dhaho waxaan u baahanay in aad qabato arin ,ogow si kasto ood dadka u ixtraamto  inay xaq aheyn in aad ku xad gudbto  noloshaada . “maya kuma sameeyn karo hadda”  waxa ay ku ilaalinaysaa qorsha haado in uu kuu hirgalo. Kuma dhahaayo wax kastoo lagu dhaho “ maya” dheh lakiin mararka qaar “Haa” da badan waxa ay keentaa in uu kugu imaado dib u dhac . Isticmaal awoodahaada qorsoon, ha qaadan waxa aan kuu qalmeeyn  baro sida loo  dhaho “ maya” .

 

Hadaba Kaalay Aan Isla Aragnee Dabbaasha Cunnuga Waxa Ay   U Qabato Cunnaga Anan wali Dhalan:

Dabbaasha Cunnuga Ku Jira Caloosha

Saameeynta Salaanta Ay Kuleedahay Bulshada

 

Fikirkaada Waa Muhiim