Ganacsiga wuxuu u baahanyahay xirfado kalle duwan hadba nooca ganacsigaada uu yahay. Ganacsiga marwalbo wuu sii kalla adagyahay waxayna ku xerantahay hawsha iyo sidda aad adiga go’aankaada u wanaagsanyahay. Ganacsiga marwalbo wuxuu u baahanyahay go’aan wanaagsan. Ganacsadaha waa qofka abuura fikirka ganacsiga shirkada. Marka loo fiiriyo siyaabaha kalla duwan ee ganacsiga ayaa waxay u kalla duwanyihiin qaab uu ku shaqeeyo gudaha dalka oo kali, qaabka kalena waa qaab u dhaxeeyo wadamada sidda shirkadaha waa weyn oo kalle, tusaale ahaan Coca-cola, Basken-robben, London Dairy, Pepsi, International Bank Of Somalia, Premier Bank, Yoga, Tetra Pak, Ikea, Dahabshiil, Qaran Express, Kaah, Fastpay, McDonald, KFC, Amazon iyo kuwa kalle oo badan oo aan halkaan lagu soo koobi karin.

Waxaa jiro kuwa ka shaqeeyo gudaha hal wadan oo kali, sidda shirkada Hormuud Telecom, SOSTEC, shirkada korontada ee gobolka Banaadir, BECO, Bahnano Hospital, Somtel, iyo kuwa kalle oo aad haysataan tusaalooyinkiisa. Waxaa marwalbo kalla duwan shaqada nooc shirkada aan soo wada sheegey. Kuwa ka shaqeeyo gudaha dalka oo kali waa ay ka dhib yaryihiin kuwa ka shaqeeyo gudaha dalka iyo dalka binaankiisa intaba (multinational companies).

Shirkada markii ay ka shaqeyso dalka binaankiisa waxay soo wajahaysaa siyaabooyin kalla duwan sidda canshuurta, dhaqanka oo ay ku kalla duwanyihiin wadamada iyo bulshada, xaduudaha, wadamada siyaasadooda kalle duwan iwm. Maamulaha guud ee shirkadaha noocaan oo kalle, wuxuu u baahanyahay inuu yahay qof u fikiro qaab caalami ah. Inuu fahansanyahay dhaqamada caalamka, siyaasada, isbedelka lacaga iyo guud ahaan canshuuraha wadamada.

Qoraalkaan oo koorso ah ayaad si toos ah ugu qaadani kartaa Tuke Somalism. Wax lacag ah lagaama rabo waad is qoreysaa oo kali kadibna halkaas ayaad kalla soconaysaa casharidaada oo toos ah.

Maxaa sharuud ah?
Inaad is qorto, si toosna ulla socoto casharadaada. Waxaad iska qori kartaa gudaha website-http://www.tukesomalism.com/ -qeybta hoose ee qoraalkaan…….


Aqoonkalle inaan leeyahay maloo baahanyahay?
Maya looma baahno ee waxaa sharuud ah inaad Afsoomaaliga aqrini karto oo aadna qori karto. Waxaa kalle lagaaga baahanyahay inaad soo diyaarini karto qoraalada laguu diro adigoo ka tixraacaayo aqoontii aad ka heshay Tuke Somalism.

Halkaan ayaad marka horre iska diiwaan gelinaysaa:

 

Magacaaga oo seddaxan : *
Halka aad joogto : *
Da'da : *
Dooro Koorsada :  * 
Emailkaada : *
Fariintaada : *
 

 

,

 

Fikirkaada Waa Muhiim