Jacayl dhab ah: – Waa Jacaylka aayatiinkiisu noqdo guur iyo mustaqbal dhab ah oo ay lamaanayaasha isla jila wadaagaan, Rabbina ku guuleeyo.

Tusaale ahaan, waxaad xiriir kalgacayl wadaagteen ruux aad ujeclayd isaguna ama iyaduna ay aad kuu jeclayd ama kuu jeclaa ayaa ku heshiiseen in aad reer yagleeshaan, kadibna aad isku waafaqdaan in aad degtaan waadna ku dhaqaaqdeen, Illaahayna waa idin fududeeyay kaas ayaa la dhahaa jacayl dhab ah.

 

Maxaad Ka Taqaan Jaceylka Maanta Jira?

Sheekadii Xiise Iyo Jaceyl

 

Calaf Weeye Guurkuye Haku Daalin Caashaqa!

Fikirkaada Waa Muhiim