Shirkadaha kalla duwan waxay leeyihiin awooda kala duwan. Khibrada aan kuu hayno waa talinta suuqa. Waxaanu cilmi iyo falanqaynta ku sameynaa arrimaha suuqa sidda tirada bulshada, baahida, awoodda suuqa, tartan, xeerarka, arrimaha dhaqanka, iwm. Waa kuwaan tusaalooyin ka mid ah noocyada kalla duwan ee Darassadaha aan kuu hayno:

(English Language) Different companies have different strengths. our expertise we have is market feasibility. We research and analyze market factors such as demographics, demand, market capacity, competition, regulation, cultural issues, etc. Here are some examples of the types of feasibility.

  • Allaabta & adeega cusub (New products and services)
  • Hababka ganacsiga cusub (New business methods or approaches)
  • Biimeynta Cusub (New ventures)
  • Tiknolojiyada cusub (New technologies)
  • Maqaayadaha (Restaurants)
  • Hoteelada (Hotels)
  • Kayanada guryaha (Apartment complexes)
  • Mashruuca iskuulada & kuwa kalle ee waxbarashada (Schools and other education projects)
  • Mashruucyada horumarinta bulshada (Community development projects)

Waxaan leenahay wada-hawlgalayaasha isbahaysiga ee dhismaha, naqshadaha, qorshaynta istaraatiijiga ah, suuq-geynta, tiknolojiyada iyo meelo kalle oo ay imaani karaan si ay u dhamaystiraan mashruuca cabir kasta uu la egyahay.

(English Language) We have alliance partners in construction, architecture, strategic planning, marketing, technology and other areas whom we can bring on to complete any size project.

Fadlan haddii aad u baahantahay in darasaad laguu sameeyo ama aad u baahantahay latin ganacsi marka horre inoo sheeg halka aad joogto iyo sidda aan  kuu heli karno.

Waxaad nagalla soo xariiri kartaa:  contact information

Call free:  Viber & Whatsapp: 0047 455 421 69

Magaca Skype-ga: machadkaaj.com

Facebooga: Machadka AJ

Email: machadkaaj@gmail.com

www.machadkaaj.com

Fikirkaada Waa Muhiim