Dhibaatooyinka laga dhaxlo tahriibka waxa ugu weyn nafta oo lagu haligo masiibooyin aanay shareecada islaamku baneen. Waxaana taas daliil kaaga filan qowlki eebe ee suurada ugu dheer quraanka  ee albaqarah : (ولا تلقوا بايديكم الي التهلكة) naftiina haku tuurina halaag iyo hoog.

Dhacdadaan xanuunka badan ee ka dhacday magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa sheegaya in qoys soomaaliyeed oo tahriibayay ay u gacan galeen rag tuugo ah oo ka ganacsada xubnaha jirka biniáadamka, waxaana si naxriis daro ah loogu galay oo lagala baxay xubnuhoodi jira ugu qaalisaan bal daawo adigaba halkaan:

 

Fikirkaada Waa Muhiim