Manchester-United-v-Newcastle

Kooxda kubada cagta ee loo yaqaano Manchester United ayaa waxa dhaqaalo xoogan kasoo galaa qeybaha kalle duwan shirkadaha. Dhammaan dhirkadahaan waa shirkadaha ugu caansan dunidda

£1bn waxay ka heleen sharikadaha qalabka sport-ga ee ay ku ciyaaraan, 116 milyan waxay ka soo gashay dadka ku taxan warbaahinta bulshada, £5bn waxay ka heleen heshiisyada TV.

Maxay Manchester United u noqonaysaa naadiga adduunka ugu taajirsan?

Manchester United waxay noqonaysaa naadigii ugu horreeyay ee British ah ee sanad gudihiis ay soo gasho macaash gaaraya 500 milyan oo geniga Ingiriiska ee Sterling.

Xigasho: BBCSOMALI

Fikirkaada Waa Muhiim