Safar dheer oo dhibaata badan laha waxeey si nabad ahi ku timid wadanka Holand durbadiiba waxeey gaadhay halkiii aay ka heli laheeeyd sharciga waxaan loo sheegay ineey ku noolato xeradaan malma markii aay ku jirtay noloshii xarada ayna laqabsatay ayeey Gabadhii waxey is’barteen wiil  dabeecad wanaagsan maalmo kadib waxa uu usoo bandhigay inuu jecelyahay uu San’na kaga  maarmin weyna laqaadatay arinkii ayada oo aad ugu  faraxsan

Xiriir koodi maalmo kadib waxa ey noq’deen kuwa dadka kasoocan is’kuna daba jooga sidii qof iyo hoos kiis waxaana loogu yeedhi jiray lamaanihii dhab’ta ahaa  balse uur iyo ALLAH  ayaa is ‘og hasa ahaatee riyadeedii waa ey u rumow day oo waa ay  is guursadeen waxey farxad ku noolaataba  guri ayaa lasiiyay gabadhi weyna ka baxday xaradii  balse  gacaliyaheedii ma’uusan heysan aqoonsiga daganaanshaha dalka Holland waxaa lagaaray waqtigii qabowga as’na xeradii  waalaga saaray balse  ma’uusan dareemin wax dhibaata ah  maxa yeelay gacalisadiisa ayaa aheyd qof sidhaba ujecel una baahan ag’joogiisa marwalba wuu lanoolaa mudo sanad iyo bar ah si gobanimo.

Eyku dheehantahay iyo galgacal badana  laga dheehan karo balse wax ubada is kumey San dhalin labadooda wiilkii mar labaad ayuu dib u galay xeradii oo uu isku  dhibay dalkii  si u aqoonsi u helo maalmo kadib wiilkii waxeey  isbarteen gabadh in’badan dalka joog’tay balse aan sharci heysan nasiib wanaagna halmeel ayaa lawada geeyay xariir ayeey isla sameeyeen mudo aad iyo aad u kooban waa na  is guursadeen Ileeyn soomaali waa shan qof markiiba waxa loo soo shegay inuu ninkeedi guursaday wey aamini weyday balse waxey cadey ka heshay baraha leys kala xariira  sida facebook ga tah’niyado iyo sawiro aad u qurxoon ayey kala kulantay wey’na xaqiiq satay waxa  jira waxey’na ku catow day “ragi dumarka waa u cadaw”

Talo ayaa ka wareertay mar’labaad tawaawac ayey dan mooday naftii i  ayeyna sare iyo hoos wax ugu sheegtay ilin  iyo ciil badan kadib waxeey garatay inuusan qof kani  aheyn midka saxda ah eek u haboonaa balse aay riyo ku nooleed mudo kooban  ayada waxeyna go aan ku gaardhay ineey kala tagaan  is diid siin badan oo ey kala kulantay dhankiisa isagoo raba inuu wali jaceyl been ah ku qanciyo lakiin  waxey ku tiri aniga ama ayada mid kuu hareysa  go’aan kana waa dhan’kaada shan iyo toban bari kadib waxa uu go’aan saday inuu furo xaaskiisii hore si ey farxad kamuuqato iyo waliba jeesjees ayuu u furay gabadhii xaaskiisa aheyd  oo waqti adag la soo maratay  !!!

Dhacadadaan gabdhii ay ku dhacday waxeey ugu magAc dartay

                            “RAGI DUMAR  WAA U CADAW”


Fikirkaada Waa Muhiim