Ha ka tagin quraacda ka tegida quraacda kaa caawin mayso inaad miisaan lumiso. Laakiin waxaad waayi kartaa nafaqooyinka lagama maarmaanka ah. Quraacda hadii aad katagtid waxaad noqoni tamar la’aan iyo tabardaro waxaan ku qabaneso gaajo.gaajada waxay kugu qasbaysaa in aada wax badan cuntid.

Wakhtiga Cuntada.

Hadaa rabtid aad dooneyso inaad yareyso miisaanka jirka waa in aad maareysid waqtiga cuntada.
Hadii aad qadan jirtay sadex wakhti ah:
Quraac: waa mid laga maar maan u ah maskaxda iyo jirkaba waxaan ka helee kartaa tamar aad ku shaqeysid.
Qado: waa in aada caadi u qaadatid si uu kugu xoog sado shaqada jirka iyo maskaxda.
Casho: Waan aad maareysaa oo iska deysaa cashada maxaayelay cashadu waa cunoyinka lagu cayilo.

Cun miro badan iyo qudaar:

Miraha iyo qudaarta waxay ku yar dufanka, waxaan ku badan poratiinka. Waxay kaloo ka kooban yihiin fiitamiinno iyo macdan badan.

Dhaqdhaqaaqa ama jimicsiga

Jimicsiga ayaa fure u ah luminta miisaanka iyo joojintiisa. Sidoo kale jimicsiga waxa laga helaa faa’iidooyin badan oo caafimaad, jimicsiga ayaa kaa caawin kara inaad gubto dufanta xad-dhaafka ah ee jirka ku jirto.

Cabida biyo badan

Dadku mararka qaarkood waxay ku jahwareeraan harraad iyogaajo. Biyaha waxay buuxin karaan boosbaan ee caloosha. Biyuhu waxay ka hortag u noqdaan cuduro badan.

Qorshee cuntadaada Isku day

Inaad qorsheyso quraacdaada, qadada, cashada iyo cuntada fudud ee usbuuca, Waxa u qorshayn kartaa in aada sameysto liis cunto.

Fikirkaada Waa Muhiim